Faahfaahin: Weerar dhimasho & dhaawac sababay oo xalay ka dhacay Muqdisho

Ugu yaraan hal askari oo ka tirsan ciidanka Booliska Somalia ayaa la dilay mid kalena waa la dhaawacay ka dib weerar xalay saqdii dhexe ka dhacay nawaaxiga isgoyska Sanca ee Magaalada Muqdisho. Weerarkan ayaa yimid ka dib markii askari la sheegay inuu ka tirsanaa milatariga uu rasaas ku furay ciidamo Boolis ah oo socod roondo … Continue reading Faahfaahin: Weerar dhimasho & dhaawac sababay oo xalay ka dhacay Muqdisho